Somaliland oo xoog ku jartay Internetkii Laascaanood iyo Wararkii u Dambeeyay

Ciidamada maamulka Somaliland ayaa saakay xoog ku jaray adeegga intetnetka ee magaaladaasi ka shaqeenayay, kaddib markii ciidamada galeen xarumaha shirkadaha isgaarsiinta kuna amreen maamulka in ay jaraan intetnetka. Shirkadda isgaarsiinta Somtel ayaa la sheegay in gabi ahaan jartay adeeggii internetka, waxaana kaliya shaqeenaya telfoonka wacitaanka caadiga ah, waxaana hawada ka maqan inta badan internetkii laga … Continue reading Somaliland oo xoog ku jartay Internetkii Laascaanood iyo Wararkii u Dambeeyay